Rugta Ganacsiga oo War kasoo saartay Dhibaatada Ciidamada Kenya ku hayaan Shirkada Hormuud

Ciidamada Kenya ee ku sugan deegaanada Xuduudda ayaa dhibaato xoog leh ku hayey mudooyinkii dambe Shirkadda Isgaarsiinta Hormuud, waxayna gubeen illaa 6 xarun oo ay shirkadda ku laheyd Gobollada Gedo . Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliyeed ayaa falkaas ku tilmaamtay mid aan la qaadan karin isla markaasna loo baahan yahay in si deg deg looga … Continue reading Rugta Ganacsiga oo War kasoo saartay Dhibaatada Ciidamada Kenya ku hayaan Shirkada Hormuud